
Aqalka Sare Iyo Jumciyadda Quruumaha Ka Dhaxaysa Oo Iska Waraystay Khilaafka DF Iyo Maamullada Dalka.
Muqdisho (Jidbaale.net) – Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay ku xigeenka wakiilka xoghayaha guud ee Qarabada midoobay Mudane Raisedon Zenega iyo madaxa