Today: Jun 13, 2026

Daawo Wiil 11 Jir Noloshiisa Ku Soo Qaatay Curyaannimo Iyo Nolol Adag Oo Miyiga ah Se Ugu dambayn Lagu Guuleystay Inuu Cagihiisa Ku Socdo.

2 years ago

Cabdinuur Maxmed Cali waa Wiil 11 jir noloshiisa ku soo qaatay curyaanimo iyo nolol adag oo miyiga ah, waxaase lagu guulaystey inuu cagihiisa ku socdo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.