Today: Sep 14, 2025

Xildhibaan Maxameed Calanle iyo kooxda kubadda cagta ee Buuhoodle

9 months ago

Musharax xildhibaan Maxamuud Calanle ayaa xalay casho sharaf u sameeyay maamulka, macallimiinta, iyo ciyaartoyda tartanka dagmooyinka SSCKH KU matalaysa dagmada Buuhodle, si uu uga mahadceliyo dedaalkooda iyo guusha ay degmada usoo hooyeen intii ay ciyaaruhu socdeen, gaar ahaan inay soo gaadheen afar dhamaadka tartanka kubadda cagta ee heerka degmada.

Leave a Reply

Your email address will not be published.