Today: Sep 14, 2025

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-U-Heshisiinta Maamulka SSC-KHAATUMO Mudane Cabdisahal Jaamac Maxamed Ayaa Gaadhay Degmada Xudun

11 months ago

Xudun:- Wefdi uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-U-Heshisiinta Maamulka SSC-KHAATUMO Mudane Cabdisahal Jaamac Maxamed Ayaa Gaadhay Degmada Xudun Ee Gobolka Sool, Waxa Safarka Qayb ka aha La Taliyaha Madaxweynaha Xuseen Xaashi Xasan, Agaasimaha Waaxda Cashuuraha Dowlada Hoose Laascanood Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (koronto)

Waxaa Sidiiran u Soodhaweeyay Wafdiga Maamulka Magaalada Oo ugu Horeeyo Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Xudun ahna Duqa Degmada Oo Kaashanaya Golaha Deegaanka ,Waxgaradka, Culimada Deeganka, Dhalinyarada Iyo Qeybaha kala Duwan Ee Bulshada.

ujeedka Socdaalkan ayaa ka mid ah Kormeerka Shaqo ee Wasiirku ku Marayey Beryahan Degmooyinka SSC-KHAATUMO.

Leave a Reply

Your email address will not be published.