Today: Sep 14, 2025

Waa Kuma Agaasimaha Cusub Ee Loo Magacaabay Wasaaradda Warfaafinta,Isgaadhsiinta Iyo Tignoolajiyada?

12 months ago
Laasacaanood(Jidbaale.net) -Wasaaradaha caawa loo magacaabay agaasimeyaasha guud waxaa ka mid ah wasaaradda warfaafinta isgaadhsiinta iyo tignoolajiyada maamulka SSc_khaatumo, taasi oo hore loogu magacaabay Wasiir cusub oo ah Wasiir Najiib Barkhadle.
Wasaaraddan ayaa loo magacaabay agaasimaha guud Eng. Cabdiraxmaan Yuusuf Cabdi kaasi oo  loo magacaabaya Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Teknoolojiyadda iyo Isgaadhsiinta.
Eng Cabdiraxmaan waa khabiir bartay cilmiga tignoolajiyada iyo sigaadhiinta.

Leave a Reply

Your email address will not be published.