Today: Sep 14, 2025

Video:-Qalab Caafimaad Oo Soo Gaadhay Cisbitaalka Laascaanood.

1 year ago

Waxaa Cisbitaalka Laascaanood soo gaadhay qalab caafimaad oo ay bixiyeen Hay’ado ka soo kala jeeda Norwey iyo Switzerland, qalab kano o loogu talo galay in wax looga qabto baahida bukaanka ee magaalada Laascaanood.

Qalabkan ayaa wuxuu isugu jiraa qalabka Kalyaha lagu dhaqo , Qalabka ilkaga lagu daweeyo, kan lagu eego sanka , cunaha iyo dhegaha , iyo qalabka calaasha lagu baadho.

Leave a Reply

Your email address will not be published.