Today: Sep 14, 2025

Safarka Boocame iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Mudane Jaamac Yaasiin warsame

10 months ago

Gudoomiyaha baarlamaanka SSCKH Mudane Jaamac Yasin Warsame ayaa gaadhay degmada Boocame ee gobolka Sool.Safarka guddoomiyaha ayaa ahaaa u kuur gelida xaalada deegaanka guddoomiyaha inta uu ku sugan yahay degmada Boocame kulamo kala duwan la qaadan doona qaybaha kala duwan ee bulshada.

Degmada Boocame ayaa hadda waxaa ku sugan madax dhaqameedka maamulka SSc-Khatumo intooda badan iyagoo degaanka u jooga nabadaynta iyo xallinta degaanka walaalaha ee ka soo kala jeeda Garoowe iyo Boocame oo degaanka saax-maygaag shaqaaqo mudo badan soo nooqnoqtay xallinteeda lagu jiro.

Leave a Reply

Your email address will not be published.