Today: Sep 14, 2025

Maleeshiyaadka Qorilugud ayaa reer miyi ku weeraray degaanka Gocondhaale

11 months ago

Maleeshiyaadka deegaank Qorulugud ayaa goor Makhrib ka hor weerar gaadmo ah ku soo qaatay rag geel caraabinaya duleedka deegaanka Gocondhaale.
Weerarkaasi Waxaa dhaawac fudud ka soo gaadhay Mid kamid ah ragii geela caraabinaya oo Xaalada Caafimaad Wanaagsantahay
Ciidamada ssc khaatumo ee ku sugan deegaanka gocondhaale ayaana Markiiba ka jawaabay weerarkaadi gaadmada ah oo fulinimada ah” Waxan goobtaasi gaadhay Ciidanka oo halkaasi ka caydhsaday kooxdii weerarka soo Qaaday.
Maleeshiyaadka Qorulugud ku sugan ayaa caadaystay weerarka fulaynimada ah Waxaana weerar kastoo soo Qaadaan ka jawaaba Ciidanka ssc khaatumo oo ku jira heegaan buuxa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.