Today: Sep 14, 2025

Madaxweynaha Abdulqadir Ahmed Aw-cali hanbalyeeyey maalinta Calanka soomaaliya

11 months ago

Waxaan maalinta Calanka ee 12ka-Oktoobar darteed ugu hambalyeynayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan hambalyo.
Maanta oo ah maalintii la yagleelay calanleenna waxay guud ahaan umadda Soomaaliyeed ugu suntan tahay maalin weyn gaar ahaan reer SSC-Khaatumo maadaama ay halgankii dhidibada loogu aasay calankana lagu taagay u ahaayeen laf dhabar dhib aad u badanna kala kulmeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published.