Hambalyo Hoggaamiye kuxigeen. Waxaan hambalyo dib u doorasho u dirayaa Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo dib loogu doortay hoggaaminta Maamulka Jubuland.Waxaan bulshada reer Jubaland u rajeynayaa midnimo, nabad iyo horumar waara.
Dhammaad
Hoggaamiye kuxigeenka Maamulka SSC-Khaatumo
HE Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil Shiine
MAAMULKA SSCKH AYAA U HANBALYEY MADAXWEYNAHA JUBALAND
