Today: Sep 14, 2025

Issimada Maamul Goboleedka SSC-Khaatumo Oo Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Xaaladda Ceerigaabo.

1 year ago

Issimada maamul goboleedka  SSC-Khaatumo ayaa baaq nabadeed ka soo saaray xaaladda colaadeed ee todobaadkii ugu danbeeyey ka taagnayd magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag.

Issimada SSC Khaatumo ayaa ku baaqay in colaada halkaa ka aloosan la baajiyo, abaabulkana la joojiyo.

Waxayna xaaladda Ceerigaabo ka taagan ku eedeeyeen Muuse Biixi oo ay sheegeen in uu isagu dagaalka sabab u ahaa, xaaladda ka dhalatayna la loo baahan yahay in dadka deegaanku nabad ku dhammeeyaan lagana wada shaqeeyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.