Today: Sep 14, 2025

Garoonka Diyaaraddaha laascaanood oo duulimaad toos ah ka bilaabmi doono.

10 months ago

Wasiirka wasaarada hawlaha guud gaadiidka iyo dib u dhiska SSC-khaatumo iyo masuuliyiin kale oo uu ka mid yahay maayorka Caasimada ayaa ka daah furay garoonka caasimada Laascaanood duulimaadyada tooska ee rayidka kaas oo hada  uga bilaamaya garoonaka Caasimada Laascaanood.

 

waxaa asbuucii labo maalmood Talaadda iyo Sabtida duulimaad toos ah oo Muqdishu iyo laascaanood u kala socdaali doona, taas oo u fududayn doonta xidhiidhka safarka dadka ku nool degaanka ssc-khatumo iyo nawaaxigeeda dayuurad Sagal Air, oo degaanka laga lee yahay ayaa bilaabaysa duulimaadkan.

 

waa horimarka sida xawliga uga socda degaanka ayey ka mid tahayshaqada hadda gacanta lagu hayo, waxaa looga baahan yahay si diyaaraddan joogto u ahaato in dadku ka degaan muqdishu si rakaabka diyaaraddu aysan marna mugdi u galin, taas oo keeni karta in suuqa ay ka baxdo haddii dadku degaamo kale maraan.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.