Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa amar ku socda Xawaadaha iyo shirkadaha ganacsiga ayaa loo sheegay inay ilaaliyaan wadajirka Dalka Soomaaliya.
Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa sheegtay in aan la isticmaali karin magaca “Somaliland”, isla markaana xawaaladdaha iyo Shirkadaha kale ay isticmaalaan kaliya magaca Soomaaliya.