Dhamaan Beeralayda Degaanada SSC-Khaatumo waxaaa lagu wargalinayaa in ay Wasaaradda Beeraha iyo wax so saar SSC-Khaatumo ay bilaabayso Diiwaan Galinta Beeraha Laga bilaabo 5/12/2024 waa in ay Beeralaydu is ka Diiwaan Galiyaan Xarunta dhexe ee Wasaaradda Beeraha iyo wax so saar SSC-Khaatumo .