Today: Sep 13, 2025

Dawladda hoose ee degaanka Sarmaanyo ii la hawl galiyey

7 months ago

Sarmaanyo:- masuuliyiinta Wasaarada arrimaha gudaha faderaalka iyo dib u heshiisiinta SSC-khaatumo ayaa ayaa xadhiga ka jaray Dawlada Hoose ee Degmada Sarmaanyo gobolka xaysimo,waxaana isla maantaba si toosa uga hirgalay canshuuraha Dawlada hoose ee degmada sarmaanyo iyagoona shacabka sarmaanyo ay soo dhaweeyeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published.