Today: Sep 14, 2025

Ciidanla nabad galyadda Gobolka Doolo iyo Waxgaradka iyo Ciidanka Amaanka Buuhoodle oo kulmay

11 months ago

Buuhoodle-Jidbaale:- Madaxa Booliska Gobolka doolo iyo Masuuliyiin Ka tirsan Hay’adaha nabad galyada ee gobolka iyo waxgaradka iyo Ciidanka nabad galyada ee Buuhoodle kulan sal balaadhan ku wada Qaatay shaxda Buuhoodle.

Kulankan oo Muhiimadiisu ahayd adkaynta nabad galiyada iyo joojinta mukhaadaraadka ayaa lagu soo afmeeray is faham iyo wada shaqayn in labada maamul gacan isku siin lahaayeen sidii loo xoojin lahaa amaanka guud.

Wada xaajoodkan ayaa lagu falan qeeyay Xoojinta Amaanka Xaduudaha iyo in degaanada ku xeeran mandaqadda si deegaanku nabada ka jirta loo adkeeyo lagana Wada shaqeeyo Amaanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.