Today: Sep 13, 2025

Wararka

Dawladda hoose ee degaanka Sarmaanyo ii la hawl galiyey

Sarmaanyo:- masuuliyiinta Wasaarada arrimaha gudaha faderaalka iyo dib u heshiisiinta SSC-khaatumo ayaa ayaa xadhiga ka jaray Dawlada Hoose ee Degmada Sarmaanyo gobolka xaysimo,waxaana isla maantaba si toosa uga hirgalay canshuuraha Dawlada hoose
7 months ago

BUUHOODLE IYO IFIYE

Ifiye Macaamiisha Buuhoodle waxa uu ku wargelinaynaa in uu qabandoonno bandhig kooban oo uu ugu magacdarnay Buuhoodle iyo Ifiye, oo uu qiimadhimis boqolkiiba labaatan [20%] ah ugu samaynayn doonno buugta maktabadda yaalla.
7 months ago
1 2 3 19