Halkani waa Magaalada Tukaraq ee muhiimka u ah hal bowlaha degaanka , waxaa dhex yaal biyo aad u badan hadii la soo saaro, bad weyn bay ku kor taal. waa dhul banaan oo beeruhu si wacan uga bixi karaan, shaqo badan aan u baahnayn, sawirka ubadkaa yar yar ee Salaamaya madaxweynahooda waa kalgacal dhab ah waxay arkaan aayahooda oo nin kale gacanta ugu jirin, waxaa u muuqda doog iyo barwaaqo badan iyo xasilooni noloshooda ah, labadda gacan ee isa salaamay waxay muujinaysa aamin iyo wada socod la is og yahay meesha la higsanayo.
Caruur ka dhex arka madaxweynahooda Aayahooda oon khatar la galin karin.
