Today: Sep 14, 2025

Dowladda Soomaaliya ayaa amar ku riday Xawaaladaha iyo Shirkadaha Ganacsiga in ay Ilaaliyaan Midnimada Dalka.

1 year ago

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda  Soomaaliya ayaa  amar ku socda Xawaadaha iyo shirkadaha ganacsiga ayaa loo sheegay inay ilaaliyaan wadajirka  Dalka Soomaaliya.

Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa sheegtay in aan la isticmaali karin magaca “Somaliland”, isla markaana xawaaladdaha iyo Shirkadaha kale ay isticmaalaan kaliya magaca Soomaaliya.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.