Today: Sep 14, 2025

Wasiiro shaqo ugu safray Gobolka Sanaag qaybo ka mid ah

9 months ago

Wafti ka kooban Wasiiro,Xildhibaano Iyo weliba masuuliyiin kale ayaa maanta ubaxay Furimaha hore ee gobolka Sanaaag.
Socdaalkaa waftigan ayaa ku soo beegmaya xilli ay tobaadadii ugu dambeeyey ay dagaalo Ka socdeen gobolka Sanaag.

safarka madaxda ayaa soo indho indhaynaya xaalada nololeed ee degaamada ay marayaan iyo sidii loo dar dar galin lahaa kor u qaadiddda nolosha dadka reer guuraaga ah iyo kor u qaadidda waxbarashada iyo koboca dhaqaalaha, iyadoo ay ku jirto sida amaanka iyo nabadgelyadda loo xoojin lahaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.