Ceerigaabo: Badhasaab ku xigeeen Gobolka Sanaag Jaamac Maxamuud Warsame iyo Ciidamo uu wato ayaa nidaamka Somalidiidka SNM ka soo tagay dadkiinasa la dareen noqday.
Waxaa ciidanka ugu yimid degaanka Dibqarax oo ciidamo maamulka SSC-khatumo ku sugan yihiin, mudane jaamac ayaa waxaa la socda ciidan iyo shaqsiyaad kale, waxuu hadal kooban ka jeediyey xaruntii uu kula kulmay ciidanka ayaa waxii ka warbixiyey colaada iyo xumaanta taal ceerigaabo u baahan tahay wax ka qabad weyn, waxuu dadweynaha soo dhaweeyey waxuu u sheegay in ay si gaar ah ugu warami doono.