Today: Sep 14, 2025

Shirkii khamiislaha Khatumo State ee dawliga oo ka qabsoomay Buuhoodle

10 months ago

Madaxweynaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa shir guddoomiyey shirkii golaha wasiirrada. Shirka ayaa diiradda lagu saaray adkaynta amniga iyo midnimada, sidoo kale waxaa goluhu warbixinno ka dhagaystay guddiyada kala duwan sida Guddiga amniga oo ka warbixiyey guud ahaan amniga guud gaar ahaan kan Gobolka Sanaag.

Leave a Reply

Your email address will not be published.