Today: Sep 14, 2025

Madax-xigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Maxamed Cabdi Ismaaciil Shiine ayaa kulan la yeeshay guddiga fulinta

10 months ago

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Baarlamaanka Maamulka SSC-Khaatumo oo uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka SSC-Khaatumo Mudane Jaamac Yaasiin Warsame ayaa kulan Isxog-waraysi ah la qaatay Hoggaamiye ku xigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Maxamed Cabdi Ismaaciil Shiine.
Hoggaamiye ku xigeenka Maamulka SSC-Khaatumo ayaa kulan kan warbixin guud ka siiyay Guddiga Joogtada ah waxaa uuna si guud uga warbixiyay Xalaadaha Siyaasaseed, Amni, Difaac iyo Dhaqaale ee Maamulka SSC-Khaatumo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.