Qaban qaabada Soo dhaweynta Hogaamiyaha SSC khaatumo Abdiqaadir ahmed aw cali Firdhiye wafti Balaadhan oo u Hogaaminayo oo ka kooban Golayaasha kala duwan maamulka SSC khaatumo oo maalinta Arbacada la Filayo inuu soo gaadho caasimada Labaad SSC khaatumo ayaa Laga Dareemaya magaalada Buuhoodle xarunta Gobolka Cayn.
Madaxweynaha maamulka Khatumo ayaa Safar shaqo ku tagaya Buuhoodle
