Waxaan Tababar u soo xidhnay 10 gabdhood oo ka mid hablaha warbaahinta SSCK, kaasi oo iska kaashadeen Ururka warbaahinta SSCK iyo ururka SJS. Agaasimaha warfaafinta SSC-Khatumo ayaa goobjoog ahaa.
Tababarkan ayaa qayb ka ah dadaalada ururka Warbaahinta SSCK ee kor loogu qaadayo aqoonta Warbaahinta SSC si loo helo warbaahinta ka tarjumta aragtida degaanka. korna u qaada xuquuqda caruurta iyo haweenka marxaladdaha ka duwan la soo kulmaan.
Tababarka sare u qaadista suxufiyiinta Haweenka oo Lagu qabtay Laascaanood
