Today: Sep 14, 2025

Maleeshiyo taageerta Maamulka Hargaysa ayaa saaka dagaal ku soo qaaday Shangeed

11 months ago

Wararka laga helayo Jiida hore ee Ciidamada ssc khaatumo ayaa ku soo waramaya in Maleeshiyaadka somailand saaka weerar ku soo qaateen fadhiisinka hore ee deegaanka shan-geed.

Waxana Halkaasi ka dhacay iska horimaad kooban oo Mudo socda Ciidamada ssc khaatumo oo heegan ku jira xili waliba ayaana iska Caabiye weerarkaasi Waxana dib loo caydhsatay Maleeshiyaadkii weerarka soo qaatay.

Ma jjro Wax khasaare ah oo soo gaadhay Ciidanka ssc khaatumo Waxana Ciidanku dib celiyeen Maleeshiyaadkii weerarka soo Qaatay oo la baacsaday.

Leave a Reply

Your email address will not be published.