Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose ee Degmada Buuhoodle, Ayaaa Kulan is xog waraysi ah iyo Dar-Dar galintaa cashuurta la yeeshay shaqaalaha Cashurta Qaada.
Kulankan ayuu Xoghayuhu shaqaalaha Ku Dhiiri Geliyey shaqada wanaagsan ee xilkasnimadu ku jirto ay maamulka you hayaan sida hufan ee Degankooda horumarka uga dhex wadaan.
Shaqada Adag ay Hayaanna ay halkaas Kasii wadaan, Una Dhabar adeegaan Caqabadaha ay shaqadu leedahay degaanka Buuhoodle iyo nawaaxigiisa ayaa si habsami ah uga socotaa hawlo maalmeedka ay wasaarada maaliyadu dejisay dadka degaanka si balaadhan usoo dhaweeyeen shaqada ay dawlada hoose iyo wasaarada maaliyadu ka wadaan Buuhoodle
Xafiiska Xoghayaha Degmada Buhodle.