Today: Sep 14, 2025

Jaamacada nugaal University oo la soo noqotay Astaanteedii hore.

11 months ago

Jaamacadda Nugaal ayaa mudo dheer ka dib u soo celisay astaantii hore ee midabka buluuga ka dib 15 sano oo aan la isticmaalin, astaanta waxay noqon doonaa mid rasmiya ah ee jaamacadda, Nugaal University wuxuuna muujinayaa isbeddel muhiim ah oo ku saabsan aragtida jaamacadda.

Midabka buluuga waxay dhiirigelin u tahay ardayda, maadaama ay dareemi doonaan inay qeyb ka yihiin taariikhda jaamacadda ee cusub. Midabkani wuxuu ka dhiganyahy astaanka calanka buluuga ah  kana tirsan yihiin jaamacad leh midab iyo astaamo taariikhaysan. Astaanta Midabka buluuga ee wakhti dheer ka dib loo soo celiyey, wuxuu sidoo kale gacan ka geysan doonaa dhisidda xidhiidh wanaagsan oo u dhexeeya jaamacadda iyo bulshada SSC-Khaatumo astaanka midabka buluuga ee Jaamacadda Nugaal ayaa ah tallaabo muhiim ah oo muujinaysa in jaamacaddu ay ka go’an tahay inay ay raacdo isbeddelada cusub. Dowlad dhiska SSC-Khaatumo ayaa ku wacyi galinaysa shacabka ku nool degaanka in ay la jaanqaadaan is badalka dhinac walba ee gobolka ka socda.

Leave a Reply

Your email address will not be published.