Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe iyo isimmo kale oo ka tirsan golaha dhaqanka sare ee SSC-Khaatumo ayaa sagootin u sameeyay Beesha Yaxye Cabdalle oo Deggen Gobolka Sanaag Gaar ahan Dagmooyinka cidhifka Shishe.
Garaad Abdirsaaq Garaad Soofe oo sogootiyay Beesha Yaxye Cabdalle ee Deggen Cidhifka Dagmooyinka Shishe ee Gobolka Sanaag.
