Waxaa maanta kulan balaadhan oo wada tashi iyo is xog-waraysiya dhexmaray maamulka dawlada hoose ee Degmada Yagoori iyo bulshada deegaanka iyo dagmadaba waxaa is fahan buuxa laga gaadhay in la bilaabo Cashuuraha dagmada bulshaduna aad bay usoo dhawaysay gaba gabadii waxaa lagu balamay wada shaqayn bulsho iyo isku tiirsanaan si horumar lataaban karo loo gaadho maamulka dawlada hoose oo uu hogaaminayo duqada Degmada Iidle Xuseen X Maxamuud waxay balan qaadeen in ay ka shaqayn doonaan horumarka deegaanka iyo dagmadaba dhaqaalaha degaanka kor loogu qaadi doono horumar dhinac walba taabanaya.
Maamul balaadhinta Degmada yagoori oo si habsami leh u hirgalay
